Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya ay bishii Febraayo dileen laba qof oo shacab ah islamarkaana dhaawaceen saddex kale.
from VOA https://ift.tt/3dR9s3Y
via IFTTT
No comments:
Post a Comment