Saturday, April 4, 2020

Martida Mikrafoonka: Ka hortagga Coronavirus

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sida looga hortegi karo faafitaanka cudurka safmareenka ah ee coronavirus. Waxaa marti ku ah barnaamijka Dr. Cali Maxamed Jimcaale oo ah dhakhtar takhasuskiisu yahay cudurrada faafa. Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle.  

from VOA https://ift.tt/3bOYZ7i
via IFTTT

No comments:

Post a Comment