Ra'iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa weli ku sugan xaalad adag, isaga oo qeybta daryeelka deg degga ee isbitalka kula dagaalamaya cudurka Coronavirus, oo haleelay 10 maalmood ka hor. from VOA https://ift.tt/2UPbdHl via IFTTT
No comments:
Post a Comment