Saturday, April 4, 2020

Spain oo noqotay dalka labaad ee ugu kiisas badan dunida

Spain ayaa soo warisay 809 oo qof kuwaasi oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ugu geeriyoday dalkeeda cududrka coronavirus iyadoo tirada guud ee dalkaasi uu COVID19 ku dilay ay haatan gaartay 11,744 o qof.

from VOA https://ift.tt/3aJnVwS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment