Malaayiin Maraykan ah ayaa shaqooyinkoodii ku waayay xanuunkan dartiis. Kuwaasoo qaarkood shaqooyinkoodii ay istaageen, kuwa la yareeyay saacadihii ay shaqeyn jireen, iyo kuwa si iskood ah uga fariistay ka dib markii ay naftooda uga baqeen inay qaadaan xanaanunka Covid 19
from VOA https://ift.tt/2x8mx8t
via IFTTT
No comments:
Post a Comment