Duqeynta ayaa waxaa fuliyay "diyaarado aan la aqqoonsan", sida ay tibaaxeen ilo wareed ka tirsan Ciidanka Qaranka Libya (LNA) ee uu hogaamiyo Khalifa Haftar. Qof deggan meel u dhow magaalada Zintan ayaa sheegay in qaraxyo laga maqlay jihada saldhigga.
from VOA https://ift.tt/3iw5u31
via IFTTT
No comments:
Post a Comment