Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaqday maanta in dib loo bilaabay duulimaadyadii gudaha ka dib markii ay xirnaayeen muddo ka badan 3 bilood sababo la xiriira xakameynta cudurka COVID-19. Mas'uuliyiinta dowladda ayaa tallaabadan kaga dhawaaqay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho.
from VOA https://ift.tt/3e2VsTF
via IFTTT
No comments:
Post a Comment