Qarax ismiidaami ah ayaa maanta ka dhacay agagaarka dekedda weyn ee Muqdisho. Qaraxan ayaa wararku sheegayaan in uu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey kaasi oo beegsaday xarun canshuuraha ah oo ay boolisku leeyihiin.
from VOA https://ift.tt/3goLZri
via IFTTT
No comments:
Post a Comment