Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo. Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, iyadoo dhaawacyadooda loo qaaday isbitaalka magaalada Baydhabo. from VOA https://ift.tt/2YVn3lk via IFTTT
No comments:
Post a Comment