Hey'ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay Ciidamada Dowlada Syria inay afar jeer adeegsadeen hub kiimika ah dhowrki bilood ee lasoo dhaafay.
from VOA http://ift.tt/2p2Yej2
via IFTTT
Monday, May 1, 2017
Suuriya oo Lagu Eedeeyey Adeegsiga Weeraro Kiimiko
Halista Weerarada Ka Dhaca Goobaha Waxbarashada Mareykanka
Hal ruux ayaa dhintay dhowr kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray markii qof middi la ordaaya uu shalay galab weerar ka geystay jaamacad ku taala gobolka Texas.
from VOA http://ift.tt/2oS6XIT
via IFTTT
6 Sano Kadib Dilkii Bin Laden Maxaa Isbedelay?
Caawa oo kale lix sano ka hor waxaa ciidamada Maraykanu ay khaarajiyeen hoggaamiyihii sida weyn loo doonayey ee Al-Qaacida Osama Bin Laden kadib hawlgal ay ka fuliyeen gudaha dalka Pakistan.
from VOA http://ift.tt/2p1p8b5
via IFTTT
Warbixin Gaar ah: Xoriyadda Hadalka Soomaaliya
Dhawaan ayey dowladda Somalia Sheegtay inay diyaar u tahay in xeerka saxaafadda uu noqdo mid ay suxufiyiintu ku qanacsan yihiin oo dib u eegis lagu sameynayo. Waxana ay tani imaaneysaa iyadoo, Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka ku liita xurriyadda hadalka, meelo kala gaddisan oo waddanka ahna horey dad loogu dilay sababo la xiriira hadalo ay jeediyeen. Waxaa sidoo kale jira suxufiyiin u xiran afkaaro ay muujiyeen. Hay'adaha u dooda xurriyadda hadalka iyo saxaafadda, ayaa ku doodaya in loo baahan yahay wacyi galin bulsheed si dadku ay u fahmaan xurriyadda hadalka. Warbixin arrimahaasi ku saabsan waxa inoo haya Jamaal Axmed Cismaan.
from VOA http://ift.tt/2pP41g0
via IFTTT
Hiiraan: Al-Shabaab oo Xukuno Dil ah Fuliyey
Ururka Al-Shabaab ayaa maanta xukuno dil toogasho iyo dhagax ku dilid ku fuliyay laba dhallinyaro ah oo ku eedeysnaa falal isugu jira dil iyo kufsi.
from VOA http://ift.tt/2pAekUr
via IFTTT
Kheyre oo la Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Germany
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jarmalka ayaa maanta booqasho ku tagay magalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo uu kula kulmay ra'iisul wasaare Xasan Kheyre
from VOA http://ift.tt/2oY7nbD
via IFTTT
Rabshado Ka Soo Cusboonaaday Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe
Rabashado dib uga soo cusboonaaday dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa xaafado buuxay ka dhigay kuwo maran oo burburay, halka dadna lagu dilay.
from VOA http://ift.tt/2qky0MF
via IFTTT