Sunday, May 10, 2020

Soomaaliya oo soo werisay 57 kiis oo COVID-19 ah

War saxaafadeed goor dhow lagu daabacay baraha bulshada ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in la diiwaangeliyey 57 kiis oo cusub oo ah cudurka Corona Virus.

from VOA https://ift.tt/3fKLGYq
via IFTTT

Idaacadda Galabnimo - 1600

Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.

from VOA https://ift.tt/2Aa2ho0
via IFTTT

Gabar Talyaani ah oo lagu haystay Soomaaliya oo u dhooftay dalkeeda

Gabadhan oo lagu magacaabo Silvia Romano ayaa shalay la sii daayey, waxaana loo soo gacan geliyey ciidamada amniga ee Soomaaliya iyo kuwo caalami ah oo iskaashanaya, sida ay sheegeen mas'uuliyiin dhinaca amniga ah.

from VOA https://ift.tt/3fCNulV
via IFTTT

Djibouti oo muddo todobaad ah kordhisay xayiraaddii dalkaasi

Djibouti oo laga helay tirada ugu badan ee COVID-19 ee dalalka Bariga Africa ayaa maanta dib u dhigtay qorshey ay ku dooneysay in ay ku qaaddo xayiraaddii dalkaasi saarnayd ee looga hortagayay faafitaanka COVID-19.

from VOA https://ift.tt/2SQwoYg
via IFTTT

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Dr. Maxamuud Daahir oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud kana howl-gala gobolka Mennesota ee dalka Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/3fzpkJh
via IFTTT

Qofkii 5-aad oo COVID-19 ugu geeriyooday Somaliland

Guud ahaan kiisaska COVID-19 ee Somaliland ayaa haatan ah 40, iyadoo tirada dhimashaduna ay tahay 5 qof. Warbixintan waxaa magaalada Hargeisa ka soo diray wariyahayaga Khadar Maxamed Cakulle.

from VOA https://ift.tt/3biVmpz
via IFTTT

Puntland: kiisaska COVID-19 oo kordhay

Maamulka Puntland ayaa shalay soo tebiyey 17 kiis oo cusub oo ah xanuunka Corona Virus. Tirada guud ee dadka laga helay xauunka Coronavirus ee deegaannada Puntland ayaa haatan ah 76 qof.

from VOA https://ift.tt/3dvnAik
via IFTTT