Guud ahaan kiisaska COVID-19 ee Somaliland ayaa haatan ah 40, iyadoo tirada dhimashaduna ay tahay 5 qof. Warbixintan waxaa magaalada Hargeisa ka soo diray wariyahayaga Khadar Maxamed Cakulle. from VOA https://ift.tt/3biVmpz via IFTTT
No comments:
Post a Comment