Maamulka Puntland ayaa shalay soo tebiyey 17 kiis oo cusub oo ah xanuunka Corona Virus. Tirada guud ee dadka laga helay xauunka Coronavirus ee deegaannada Puntland ayaa haatan ah 76 qof. from VOA https://ift.tt/3dvnAik via IFTTT
No comments:
Post a Comment