Monday, March 9, 2020

Dhoofinta hubka caalamka oo sare u kacday

Dhoofinta hubka ee caalamka ayaa sare u kacday kadib markii uu kordhay dalabka ka imanaya dalalka ay dagaalada ka socdaan, waxaa sidaas Isniinta sheegay cilmi-baarayaal ku sugan Sweden.

from VOA https://ift.tt/2TxDOjL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment