Monday, March 9, 2020

Ra'iisul wasaaraha Sudan oo ka bad-baaday isku day dil

Ra'iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa isaga oo aanay wax dhibaato ah gaarin ka badbaaday isku day lagu dili lahaa ayada oo qarax la adeegsanayo, sida uu sheegay kaaliyihiisa.

from VOA https://ift.tt/2TyGLR2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment