Magaalada Casablanca ee dalka Morocco waxaa lagu soo gabagabeeyey shir caalami ah oo loo qabtey gabdhaha ka shaqeeya warbaahinta Afrika. Shirkaas waxaa ka qayb galay in ka badan 300 oo haween suxufiyiin ah ayaa waxaa looga hadlayay saameynta cimilada dunida ee qaaradda.
from VOA https://ift.tt/2VTFsxH
via IFTTT
No comments:
Post a Comment