Sunday, March 8, 2020

Wafdi ka socda Kenya oo jooga Muqdishu

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku dayaya in la qaboojiyo xiisadda ka jirta xuduudda Beled Xaawo oo sii xumaysa xiriirka labada waddan. Labada waddan ayaa is dhaafsaday eedo midba kan kale ku eedeeyey inuu ku xadgudbay madaxbannaanidiisa.

from VOA https://ift.tt/2It9noq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment