Tuesday, April 7, 2020

AFRICOM oo duqeyn cusub ku dishay shan Al-Shabaab ah

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn cusub oo 6-dii April laga fuliyey magaalada Jilib lala beegsaday kooxda Al-Shabaab, taasi oo lagu dilay shan argagixiso.

from VOA https://ift.tt/2XfRH8w
via IFTTT

No comments:

Post a Comment