Tuesday, April 7, 2020

AFRICOM oo shaacisay in la dilay hoggaamiye sare oo Shabaab ah

Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn ay 2-dii bishan April ka gaysteen degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab.

from VOA https://ift.tt/2RjV2jc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment