Sunday, April 5, 2020

AFRICOM oo Duqeyn ka Geystay G. Baay

Bayaan Sabtidii shalay kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka oo 3-dii bishan April ka dhacay agagaarka tuulada Bush Madina ee gobolka Bay lagu dilay 5 argagixiso, iyadoo aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin dadka rayidka ah

from VOA https://ift.tt/3dVXgyV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment