Madaxweyne Trump ayaa isna xalay mar kale ku celiyay in dadka Mareykanku ay maalmaha foodda nagu soo haya u diyaar garoobaan halista kusoo wajahan ee cudurka Coronavirus, kaasoo laga cabsi qabo inuu kumanaan kun oo ruux ku dili karo Mareykanka
from VOA https://ift.tt/39GyMGt
via IFTTT
No comments:
Post a Comment