Sunday, April 5, 2020

Tirada dadka u geeriyooday cronavirus oo gaartay 65,000

Tirada kiisaska dunida ee uu ku dhacay coronavirus ayaa dhaaftay 1.2 milyan iyadoo 65,000 oo qofna ay cudurkan u geeriyoodeen illaa markii uu coronavirus ka dillaacay Shiinaha dhammaadkii sanadkii hore sida ay ku warameyso xog aruurin ay baahisay jaamacadda Johns Hopkins.

from VOA https://ift.tt/2wSAtn3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment