Monday, April 6, 2020

Mareykanka oo beeniyey burcadnimo maaskaro oo lagu eedeeyey

Dowladda Mareykanka waxba kama ogeyn shixnad maaskarooyin ah oo loo waday dalka Jarmalka, taasi oo saraakiisha Berlin ay Mareykanka ku eedeeyeen inay ka leexsadeen garoonka diyaaradaha Bangkok, waxaa sidaas sheegtay afhayeen u hadashay safaaradda Mareykanka ee Thailand.

from VOA https://ift.tt/2UKpG7m
via IFTTT

No comments:

Post a Comment