Monday, April 6, 2020

Mareykanka oo duqeyn cusub ku dilay 8 Al-Shabaab ah

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in saddex duqaymood oo cusub oo lala beegsaday ururka Al-Shabab ay ka fulisay Soomaaliya, taasi oo lagu dilay 8 xubnood oo kooxdan ka tirsan.

from VOA https://ift.tt/2XkuS3o
via IFTTT

No comments:

Post a Comment