Kumanaan qof oo Shiinees ah oo ku go'doonsanaa magaalada Wuhan ee uu kasoo biloowday cudurka Coronavirus ayaa ayaa saakay aroortii xilliga dalka Shiinaha dhaqso uga baxay magaalada, kaddib marki ay dowladda qaadday xayiradi socdaalka ee Wuhan saarneyd labadi bilood ee laso dhaafay.
from VOA https://ift.tt/2JQ0F4k
via IFTTT
No comments:
Post a Comment