Tuesday, April 7, 2020

Xaaladda Boris Johnson oo kasoo reyneysa

Xaaladda ra'isulwasaaraha Britain Boris Johnson ayaa la sheegay in ay ka wanaagsantahay sidii ay aheyd Isniintii, hase yeeshee wali wuxuu ku jira qolka gargaarka deg deg ah, kaddb marki uu soo ritay cudurka Covid-19.

from VOA https://ift.tt/2RmKKib
via IFTTT

No comments:

Post a Comment