Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo ka hadlayey munaasabadda lagu guddoonsiiyey abaal-marinta caalamiga ee nabadda ee Nobel, ayaa cambaareeyey "kuwa fidiya naceybka" ee rabshadaha ku salaysan qowmiyadaha ka wada dalkiisa.
from VOA https://ift.tt/2RCG2xH
via IFTTT
No comments:
Post a Comment