Ku dhowaad 17 milyan oo qof ayaa dhammaadkii sanaddii 2018 ku noolaa xaalad barakac gudaha dalalkooda ah, qaaradda Afrika, waxaa sidaa lagu sheegay warbixin cusub oo lasoo saaray. from VOA https://ift.tt/2LtFxCl via IFTTT
No comments:
Post a Comment