Sunday, December 22, 2019

Ajnabi Si Sharci-darro ah Uga Shaqeeya Xalane

Xeyndaabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan shirkado iyo shaqaale badan oo ajnabi ah kuwaasi oo howlo kala duwan ka haya halkaasi. haddaba, maxaa laga og yahay tirada shaqaalaha ajnabiga ah ee ka howl gala gudaha xarunta Xalane?

from VOA https://ift.tt/2ZcziZi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment