Tuesday, December 10, 2019

Amiirka Qatar oo 'aan ka qeyb galeyn' shirka Khaliijka

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani kama qeyb-gali doono shir madaxeedka Khaliijka ee manta ka furmay magaalada Riyadh, waxaa sidaas werisay warbaahinta dowladda, taasi oo wiiqday rajadii laga qabay dib u heshiin dhex marta Doha iyo isbahaysiga Riyadh ay hogaamiso.

from VOA https://ift.tt/2E5N7PA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment