Sunday, December 15, 2019

Aqalka Hoose oo Todobaadkan u Codeynaya Xil ka Xayuubinta Trump

Aqalka Wakiilada oo dhameystiran ayaa la filayaa in ay todobaadkan u codeeyaan laba qodob oo ah dacwadda xil ka qaadista madaxweyne Trump, taasi oo uu guddi hoosaadka caddaaladda ee Congress-ku uu todobaadkii hore soo gudbiyey.

from VOA https://ift.tt/2qTGtZy
via IFTTT

No comments:

Post a Comment