Sunday, December 15, 2019

Baarlamaanka Somalia oo Dood Yeeshay

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa meel gabagagabo ah marinaya ka-doodistii sharcigii doorashada dalka. Kullan ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa dhinaca kale ay mudanayaashu su'aalo ku weydiiyeen wasiirka Warfaafinta Dowladda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

from VOA https://ift.tt/38KT6Yf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment