Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta uu su'aalo weydiiyay Wasiirka Amniga Maxamed Islow, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi, iyo taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya. Xubnaha Baarlamaanka ayaa weydiiyey wasiirada su'aalo kala duwan.
from VOA https://ift.tt/2YAZ3lO
via IFTTT
No comments:
Post a Comment