Thursday, December 5, 2019

Bandhigga VOA: Doorka shirkadaha gaarka ah ee gargaarka

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka hay'adaha iyo shirkadaha gaarka ah ay kaga jiraan, gargaarka bani'aannimo ee goobaha ay ka howlgalaan. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.  

from VOA https://ift.tt/2r7stvD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment