Saturday, December 21, 2019

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo toddobaadkan ku saabsan arrimaha doorashooyinka lagu wado in sanadka danbe ay ka dhacaan Soomaaliya. Barnaamijkan oo uu inoo diyaariyey Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa waxaa ku marti ah Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan ururrada bulshada rayidka ah ee Muqdisho.    

from VOA https://ift.tt/2SmaGvw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment