Tuesday, December 17, 2019

Buug ka Hadlaya Gudniinka Fircooniga ah

Buuggan oo ay qortay gabar Soomaali ah, xildhibaanna ka ah xisbiga Shaqaalaha ee magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa sheegtay in buuggani uu kaalin ka geysan doono wax ka qabashada dhibaatada gudniinka

from VOA https://ift.tt/36JlRT9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment