Monday, December 16, 2019

China: "Ozil waxaa lagu dhagray warar been abuur ah"

China ayaa maanta sheegtay in cayaaryahanka Arsenal ee Mesut Ozil "ay dhagreen warar been abuur ah" kadib markii uu twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku cambaareeyey sida ay Beijing ula dhaqanto muslimiinta laga tirada badan yahay ee Uighur.

from VOA https://ift.tt/2PpsPGV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment