Roobab xooggan oo maamlihii lasoo dhaafay ka da'ayay bariga gobolka Sanaag ayaa go'doomiyay degmada Laasqoray, kadib markii daadad ay xireen wadooyinka gala magaaladaasi. Gudoomiye ku-xigeenka degmada Laasqoray oo la hadlay VOA-da ayaa faahfaahiyay xaaladda magaalada ka taagan.
from VOA https://ift.tt/36fLef4
via IFTTT
No comments:
Post a Comment