Iyadoo ay jirto digniino laga soo saaray duufaanno culus oo ku soo wajahan Bariga Afrika 24 –ka saac ee nagu soo aadan, kuwaas oo la filayo inay soo caga dhigataan meelo ay Soomaaliya ka mid tahay, gaar ahaan Puntland, ayaa dhinaca kale dadkii roobabka iyo fatahaadaha uga cararay dhawaan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ay bilaabeen inay dib guryahooda ugu noqdaan. Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.
from VOA https://ift.tt/33SkShq
via IFTTT
Thursday, December 5, 2019
Dadkii ka barakacay Beledweyne oo dib usoo noqonaya
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment