Thursday, December 12, 2019

Dadweynaha Britain oo u dareeray doorasho muhiim ah

Maanta oo khamiis ah, 12 December, sanadka 2019-ka waxaa guud ahaan dalkan Britain ay shacab codadkooda ka dhiibanayaan doorasho nooceeda aan horay loo arag tan iyo dagaalkii labaad ee dunida.

from VOA https://ift.tt/2PE6fcM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment