Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Goofguduud Buurey kadib weerar ay Al-Shabaab kusoo qaadeen saacadihii hore ee saaka. from VOA https://ift.tt/2sczoUw via IFTTT
No comments:
Post a Comment