Duqayntan ayaa dhacday maanta, waxaana wararka laga helay ilo ku dhow dowladda Soomaaliya ay sheegayaan in lala bartilmaameedsaday xubin ka tirsan ururka Al-Shabaab. Wararku waxaty intaa ku darayaan in la dilay qofkii lala bartilmaameedsaday oo ah xubin ka tirsan Al-Shabaab.
from VOA https://ift.tt/2s9swqH
via IFTTT
No comments:
Post a Comment