Monday, December 2, 2019

Dhaqaalaha Turkiga oo sare u kac sameeyey

Dhaqaalaha Turkiga ayaa kordhay 0.9% rubacii saddexaad ee sanadkan, marka loo bar-bar dhigo sanad ka hor, taasi oo soo geba-gebeysay saddex rubac oo hoos u dhac xiriir ah.

from VOA https://ift.tt/2Ra7Rxa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment