Saturday, December 7, 2019

Duufaanta Pawan oo ku Hooreysa Xeebaha Puntland

Wararka ka imaanaya deegaannada xeebaha ku teedsan ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay weli ka jiraan roobab wata dabeylo iyo daadad. Dabeysha ay roobabka ka dhasheen ayaa loogu magac daray Pawan

from VOA https://ift.tt/2Ypp1s8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment