Sunday, December 15, 2019

Erdogan oo ku Hanjabay inuu Xirayo Saldhigga Mareykanka ee Turkey

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii maanta ah ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka ka dib markii ay Washington

from VOA https://ift.tt/2LWhRH5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment