Sunday, December 22, 2019

Faahfaahin Dheeri oo ka soo Baxaysa Qaraxii Galkacyo

Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qaraxii xalay ka dhacay magaalada Gaalkacayo oo ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof, qaraxaas oo uu mas'uuliyaddiisa sheegtay ururka Al-Shabab

from VOA https://ift.tt/2EIbvXR
via IFTTT

No comments:

Post a Comment