Aqalka hoose ee Congress-ka maraykanka ayaa u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Madaxweyne Trump ayaa lagu soo eedeeyey labo qodob oo kala ah: 1) - Inuu ku takri falay awooddii madaxweynenimo, iyo 2) - Inuu horjoogsaday codsigii Congress-ka ee ahaa inuu soo gudbiyo waraaqaha uu goluhu codsaday. Haddaba barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa go'aankaas ay Aqalka Hoose gaareen.
from VOA https://ift.tt/2Sd933x
via IFTTT
No comments:
Post a Comment