Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay Is-beddelada siyaasadeed ee ka socda dalka Ethiopia iyo sida uu u saameyn doona gobolka Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere.
from VOA https://ift.tt/2Yp7CQD
via IFTTT
No comments:
Post a Comment