Saturday, December 21, 2019

Gen. Cabdixamiid M. Dirir oo Weear lala Beegsaday

Qarax gaari loo adeegsaday ayaa lagu weeraray hotel uu ku sugnaa Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya, Gen.Cabdixamiid Maxamed Dirir waxaana jira khasaare soo gaaray qaar kamid ah ciidanka iyo shacab ku sugnaa halka uu qaraxu ka dhacay

from VOA https://ift.tt/2MidiGW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment