Madaxweynaha dalka Afghanistan Ashraf Ghani ayaa u muuqda inuu ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday bishii September, kaddib marki ay guddiga doorashada maanta ku dhawaaqeen natiijadi codbixinta.
from VOA https://ift.tt/35Pl7vx
via IFTTT
No comments:
Post a Comment